Uppdatering – تحديث مهم – Ogeysiis muhiim ah!0
Vi vill meddela våra medlemmar att fredagsbönen ställs in imorgon.
Denna åtgärd tar vi i förebyggande syfte.
Vi ser att riskerna är större och att vi prioriterar våra syskons hälsa och säkerhet.
بيان مهم:
قررت إدارة مجلس أوريبرو إلغاء صلاة الجمعه غدأ كإجراء وقائي ذلك حرصا على سلامه الاخوه المصلين.
Ogeysiis muhiim ah!
Walaalayaalow, Salaama caleeykum.
Sababta oo ah xaaladda hadda jirta iyo heerka sare ee Coronavirus marayaa, iyo raacitaanka talooyinka Maamulka Caafimaadka ee Dawolada, waxo go’aansadi golaha masjidka Örebro inuu baajiyo salaadaha jimcaha si taxaddar loo sameeyo ona loo hubiyo badbaadada walaalaha tukanaya.