DQaeqOuUIAECKLG (2)-4 - SomaliOgaysiis!
waxay ogaysiineeyna idaarada masajidka Örebro dhaman walalaha dagan Örebro iyo nawaxigeeda in ay nagala soo qeeybgalan banaanbax lagu taageerayo qadiyadda reer Falasdhin iyo masajidka barakeeysan ee Qudus loogana so horjoodo go,aankii mareeykanka ee aha in Gudus tahay casimada dowlada Israel. Gobta banaanbaxa wa Järntorget  Örebro. Gortana wa sabtida bishu tahay 16ka dec 2017 sacadana wa 14:ka duhurnimo.
Ka so qeebgal wacan.
Mahadsanidiin.