Walaalayaalow, salaam alikom. Sababta oo ah xaaladda hadda jirta iyo heerka sare ee Coronavirus marayaa, iyo raacitaanka talooyinka Maamulka Caafimaadka ee Dawolada, waxay go’aansad golaha masjidka Örebro inay salaadda Jimcaha laba jeer lagu qabto, si loo yareeyo tirada dadka loona xaddido fiditaanka cudurka. Salaada jimcaha ugu horeysa waxaa la qabana 12.15 Salaadda Jimcaha labaad waxaa la qabana 13.15 Go'aankani wuxuu khuseeyaa salaadda Jimcaha berrito 3/13 Waxaan Ilaahay ka baryeynaa inuu qof walba ka badbaadiyo cudurkan.

Walaalayaalow, salaam alikom.
Sababta oo ah xaaladda hadda jirta iyo heerka sare ee Coronavirus marayaa, iyo raacitaanka talooyinka Maamulka Caafimaadka ee Dawolada, waxay go’aansad golaha masjidka Örebro inay salaadda Jimcaha laba jeer lagu qabto, si loo yareeyo tirada dadka loona xaddido fiditaanka cudurka.
Salaada jimcaha ugu horeysa waxaa la qabana 12.15
Salaadda Jimcaha labaad waxaa la qabana 13.15
Go’aankani wuxuu khuseeyaa salaadda Jimcaha berrito 3/13
Waxaan Ilaahay ka baryeynaa inuu qof walba ka badbaadiyo cudurkan.